Kusoo dhawoow ururkeena Minority Liberty Alliance (MLA). Waxa aan jeclaan lahaa in aan isla fiirino danta kuugu jiri karta adiga iyo jaaliyadaadaba xiriir aad la samayso ururkeenan. Muhiimadda ugu weyni waa siddii aan ugu wada noolaan lahayn riyada dhabta ah ee Maraykanka. Aragtidayadu waxa ay ku salaysan tahay siddii aan uga wada shaqayn lahayn sidda ugu fiican ee aad uga qayb qaadan karto derajo kasta oo xukuumadeena ah. Waxa aanu jecelnahay in aanu kaala shaqayno siddii aad u noqon lahayd wadani dhab ah oo ay dawladdiisu u adeegto ee aanad u noqon mid lagu adeegto.
I want to take a moment to tell you why we think you and your community will benefit from our relationship. It is about the American Dream and keeping that dream alive. Our vision is to partner with you to get engaged in your government at every level. By showing you how to be an effective citizen we hope to make the government work for you and keep you from being a slave to government.








